Golaha amaanka ee QM oo War ka soo saaray xaalada ka taagan Afghanistan

Xoghayaha Guud ee Q/Midoobay oo shir deg deg ah ka yeeshay xaalada  Ururka Taliban ugu baaqay inay is xakameyaan si nolosha dad badan u badbaado. Hadal uu ka jeediyey fadhiga Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayuu Antonio Guterres sheegay inuu maqlay warar ku aaddan xannibaadyo adag oo lagu soo rogay xuquuqda aadanaha dalka oo dhan”. … Continue reading Golaha amaanka ee QM oo War ka soo saaray xaalada ka taagan Afghanistan